Gaalkacyo nin u dhashay dalka itoobiya ayaa caawa qaatay diinta islaamka .
Ninkaan qaatay diinta islaamka ayaa waxaa uu ka shaqeynayay mid ka mid ah xarumaha caafimaadka ee ku yaalla Gaalkayo.
Shaqaalaha xarunta ayaa ku tashkiliyay in uu qaato diinta islaamka iyagoona u sharaxaya faaidada diinta ay leeydahay waxaana ugu dambeyntii uu ka aqbalay in uu qaato diinta islaamka
Masjidka shiiqeyn oo ku yaalla gaalkacyo ayaa shahaadada loogu qabtay waxaana ninkaas itoobiyaanka islamrkiiba soo dhaweyn uu kala kulmay jameecadii joogtay masjidka















Leave a Reply