Somadaily Wararka Soomaaliya iyo Dunida

Somadaily waa warbaahin Soomaaliyeed oo soo gudbisa wararka Soomaaliya, Jarmalka, Yurub iyo caalamka, iyo sidoo kale wararka bulshada, siyaasadda iyo ciyaaraha.

Natiijadii doorashadii Kubada Cagta Puntland oo lagu dhawaaqay.

Iyadoo horay u dhacday doorashada gudoonka kubada cagta Puntland ayaa maanta lasoo saaray Nadiijadeedii doorashadii dhacday.

Buuq ka dhashay iyo tabasho loo dib dhigay ayaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay waxaana ku guulaystay gudoomiyaha kubada Cagta Puntland C/xakiin Maxamuud Cismaan halka ku xigeenka loo magacaabay Maxamed Ismaaciil Cunaaye.

Leave a Reply