Dhaqaalaha Jarmalka ayaa wajahaya cadaadis cusub kadib markii qiimaha saliidda caalamka uu si xooggan u kacay. Brent crude ayaa maray heerka $100 halkii foosto, taas oo sare u qaadaysa kharashaadka shidaalka, gaadiidka iyo wax-soo-saarka. Khubaradu waxay ka digayaan in haddii qiimaha saliiddu muddo sare ahaado, uu dib u kicin karo sicir-bararka.
Dhaqaalaha Jarmalka oo wajahaya cadaadis cusub: Saliidda oo qaali noqotay iyo DAX oo hoos u dhacay











Leave a Reply