Dhisme ku yaalla magaalada Israa’iil ee Bat Yam, ayaa u muuqda in si toos ah loo garaacay gantaallo.
Gurmadayaasha ugu horreeya ayaa ku hawlan sidii ay dhaawacyada uga soo badbaadin lahaayeen burburka, iyadoo ay sidoo kale goobta ku sugan yihiin Eeyo wax uriya.
Hay’adda gargaarka deg-degga ah ee Israa’iil ee MDA, ayaa xaqiijisay in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen weerarka, ku dhawaad 100 kalena ay ku dhaawacmeen.











Leave a Reply